Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

Guddigii Dhaqaalaha ka soo Uruuriyay Soomaalida Kenya oo Muqdisho soo gaaray

Guddigii howlaha dhaqaale uruurinta ka waday dalka Kenya ayaa goordhow soo gaaray magaalada Muqdisho, iyadoo ay soo dhaweeyeen Wasiiro, Xildhibaano iyo Culimo ka mid ah guddiga Gurmadka Qaran ee Musiibadii Zoobe. Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa hoggaaminayay guddigan Culimada ah ee dhaqaalaha ka soo aruuriyay Soomaalida ku nool dalka Kenya, waxayna kulamo la qaadan doonaan […]

author: 
baashi