Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

Shir looga hadlayo Amniga oo Maanta ka furmaya Kismaayo

Waxaa Maanta lagu wadaa in Magaalada Kismaayo ee Xaruunta Gobolka Jubbada Hoose uu ka dhaco Shir looga hadlayo Amaanka guud ee Dalka waxana Malaagalada Kismaayo ka Socda soo dhaweynta Madaxda. Wasiirka Wasaarada Amniga gudaha ee XFS Maxamed Abuukar Isloow Ducaale lagu wadaa in uu shirka daahfuro. Shirka ayaa waxaa ka qeyb galaya Wasiirada Amniga Maamul […]

author: 
baashi