Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

Militariga Zimbabwe oo digniin culus ka soo saaray khilaafka siyaasadeed ee Xisbiga ZANU.PF

Taliyaha ugu sareeya ee Ciidamada Militariga Wadanka Zimbabwe Janaraal Constantino Chiwenga ayaa ka digay in faragelin milateri lagu sameeyo dagaalka siyaasadeed ee ka dhex taagan xisbiga haya talada waddankaasi ee ZANU-PF,taasi oo suurogal noqon karta hadii xisaddu ay sii socoto. Didgiinta Janaraalka ugu sareeya Militariga Dalkaasi ayaa imanaysa maalmo kaddib markii Madaxweyne Robert Mugabe uu […]

author: 
baashi