Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

Kubbadda oo la teesteeyo waxyeello ma u gaysataa caafimaadka maskaxda?

Inta badan dadkii lagu waraystay barnaamijka oo kala ahaa dhaqaatiir, dad ciyaaraha ka fariistay, kuwa hadda ku jira iyo maamuleyaal ayaa waxa ay iska waafaqeen in kubbadda oo madaxa lagu dhufto ama la teesteeyo ay horseedi karto xanuun xagga maskaxda ah.