Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

Warbixin:-Bil kadib Qaraxii Zoope, Maxay Bulshadu ka baratay ?

Qaraxii Zoobe oo maanta laga joogo muddo bil ah wuxuu ahaa musiibo qaran oo ku dhacday Umada soomaaliyeed, iyadoo dad kor u dhaafay 642 oo qof ay dhimasho iyo dhaawac kasoo gaareen.qaraxa ayaa  sidoo kale qasaara hantiyadeed oo aad u balaaran uu geystay  , wuxuuna ahaa qaraxii ugu khasaaraha badnaa ee ka dhaca Soomaaliya. Dhanka […]

author: 
Mowliid Sabriye