Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

Taliska Booliska Soomaaliyeed oo soo Bandhigay Sanaadiiq loogu tala galay Cabashada dadweynaha+Sawirro

Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa soo bandhigay qorshe looga jawaabayo cabashooyinka dadweynaha. Qorshahan ayaa waxaa soo hindisay sii haya Taliska Ciidamada Booliska Soomaaliyeed Generaal Muqtaar Xuseen Afrax waxaana loogu talagalay sanduuqyadan in ay cabashadooda ku soo gudbiyaan shacabka Soomaaliyeed ee ku nool gobolka Banaadir  loogana jaawaabi doono cid walbo oo ay qusayso. Afhayeenka ciidanka Booliska […]

author: 
Mowliid Sabriye