Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

Wasiirka Arrimaha dibadda oo maanta hortagay Aqalka sare kana jawaabay su’aalo la weydiiyay+Sawirro

Wasiirka wasaaradda Arrimaha dibadda ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Yuusuf Garaad Cumar ayaa maanta hortagay aqalka sare ee dalka isagoo warbixin faahfaahsan ka siiyayay mudanayaasha howsha horumarka leh ee wasaaraddu ku tallaabsatay muddooyinki u dambeeyay. Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa mudaneyaasha Aqalka sare warbixin guud ka siiyey wax-qabadka wasaaradda ee dhinacyaa horumarka […]

author: 
Mowliid Sabriye