Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

Wiilkeyga nolol iyo geeri kuma hayo bil ka dib qarixii Soobe

Walaalkii ka yar ayaa sheegay: "Wuxuu igu waanin jiray inaan horumar gaaro, wuxuu mar kasta ka fikiri jiray horumarka qoyskeena, waxaan dareemayaa in garabkayga uu ka baxay qof muhiima ah. cidlo ayaan dareemayaa!"