Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

Ra’iisul wasaare Kheyre oo daah furay Mashruuc shaqo loogu abuurayo dhalinyaradda Soomaaliyeed “Sawirro”

R/wasaaraha Xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya,  Mudane Xassan Cali Kheyre oo uu wehliyo Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Mudane C/raxmaan Ducaalle Beyle iyo masuuliyiin kale,  ayaa maanta daah furay Mashruuc shaqo abuur ah oo ay iska kaashadeen Wasaaradda Maaliyadda iyo Bangiga Aduunka. Mashruucaan oo lagu magacaabo SCORE, waa mashruuc lagu maalgalinayo Ganisiga yar yar ee dhalinyarada Soomaaliyeed […]

author: 
Radio Muqdisho