Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

Falastiiniyiinta oo dhigaya dibad bax ka dhan ah go'aanka Trump ee Qudus

Madaxweyne Trump ayaa isagoo ka hadlayey aqalka cad wuxuu si rasmi ah u aqoonsaday in magaalada muranku ka taagan yahay ee Quddus ay tahay caasimadda Israa'iil, go'aankaas oo ah mid meesha ka saaraya siyaasaddii uu Maraykanku ku socday tobanaan sano.