Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

Taliyaha Ururka 49aad ee Ciidamada Xoogga Soomaaliya Faarax Maxamed Turbac oo sheegay in ay howlgalo ka dhan ah Al-Shabaab ka wadaan gobalka Gedo

Warka Raadiyo Wardheer ee aana idiin heyno waxaa ka mid ah:Taliyaha Ururka 49aad ee Ciidamada Xoogga Soomaaliya Faarax Maxamed Turbac oo sheegay in Ciidamada Xoogga ay howlgalo ka dhan ah Al-Shabaab ay ka bilaabeen deegaano ka tirsan gobalka Gedo iyo warar kale.

Fadlan hoos ka dhegeyso warka Raadiyo Wardheer

The post Taliyaha Ururka 49aad ee Ciidamada Xoogga Soomaaliya Faarax Maxamed Turbac oo sheegay in ay howlgalo ka dhan ah Al-Shabaab ka wadaan gobalka Gedo appeared first on WardheerNews .

author: 
Abdelh