Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

Unicef: hawada wasakhaysan maskaxda carruurtay dhaawacdaa

Toddobo iyo toban milyan oo carruur ah oo da'doodu ka hoosayso hal sano ayaa qaata hawo wasakhaysan taas oo halis galisa koriinkii maskaxdooda, sida ay ka digtay hay'adda carruurta u qaabilsan Qaramada Midoobay.