Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

Madaxda Dunida Muslimka oo si caro leh uga jawaabay go’aanka Madaxweyne Trump

Hogaamiyaasha Dunida Muslimka ayaa si caro leh uga jawaabay go’aanka ka soo baxay madaxweynaha Mareynkanka Donald Trump ee  magaalada Qudus ugu Aqoonsaday caasimadda rasmiga ah ee Israa’il. Mareynkanka ayaa doonaya in Safaaradiisa uu ka soo raro Tel Aviv una soo raro Jerusalem,waxaana sidaasi Khudbadiisa ku cadeeyay madaxweyne Trump oo Telefishinka ka hadlayay. Halkaan waxaan  idin […]

author: 
Mowliid Sabriye