Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

Wasiirka Warfaafinta Eng: “Yariisoow” oo ka tacsiyeeyay geeridii Gaduudo Carwo+Dhageyso

Wasiirka wasaaradda warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Eng: C/raxman Cumar Cismaan “Yariisoow” ayaa ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyeeyay geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Allaha u naxariistee Shamis obokar oo loo yaqaanay “Gaduudo Carwo” taasoo saaka ku geeriyootay magaalada Hargeysa. “Innaa Lillaahi wa innaa ileyhi raajicuun, waxaan halkan tacsi tiiraanyo leh uga […]

author: 
Mowliid Sabriye