Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

Madaxweyne Farmaajo oo Shir guddoomiyay kulan looga hadlayay hannaanka dib u eegista dastuurka+(Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyaradda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa Shir guddoomiyay kulan looga hadlayay hannaanka dib u eegista dastuurka oo xalay lagu qabtay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya. Kulanka waxaana  ka qeybgalay guddoonka Labada aqal ee Barlamaanka, Ra’iisul Wasaaraha X.F.S. Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada, Guddiga Madaxa Bannaan ee Dastuurka iyo guddiyada kormeerka arrimaha dastuurka ee labada aqal. Shirkan […]

author: 
Mowliid Sabriye