Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

Dowladda Britain oo la wareegtay hoggaanka ciidamada ilaalada xeebaha Soomaaliya+Sawirro

Dowladda Britain ayaa si rasmi ah ula wareegtay hoggaanka ciidamada Midowga Yurub ee ilaliya xebaha dalkeena Soomaaliya. Makahiil Rashiid Barre oo nooga soo warama dalka Jabuuti ayaa soo sheegaya in Xaflad ballaaran oo lagu qabtay markab kuwa dagaalka ah oo ay leeyihiin ciidamada badda ee dowlada talyaniga oo ku sugan xeebaha dalka Djibouti ay dowladda […]

author: 
Mowliid Sabriye