Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

Dhageyso: Bulshada Dhuusamareeb oo soo dhaweysay heshiiski maamullada Galmudug iyo Ahlusunna

Bulshada ku dhaqan gobolka Galgaduud ayaa si isku mid ah u soo dhoweeysay Heshiiska ay wada gaareen Maamulka Galmudug iyo Ahlu sunna kaasoo loo arko in uu dhabaha u xaaraya dhismaha maamul tabar iyo awoodba u leh hanashada deegaannada hoos yimaada maamulka Galmudug. Wariyaha nooga soo warama magaalada Dhuusamareeb Maxamed Deeq Cabdi Maxamed ayaa soo […]

author: 
Mowliid Sabriye