Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

Sidee caasimadaha loo doortaa maxayse ka dhigan yihiin?

Indhaha oo dhan waxay hadda hayaan magaalada Qudus, taas oo madaxweyne Donald Trump uu si rasmi ah ugu aqoonsaday caasimadda Israa'iil, inkastoo Dunida Carabta iyo meelaha ka baxsanba ay uga imaanayeen digniino ku saabsan in uusan sidaa yeelin.