Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

Maleeshiyaad ka tirsana Shabaab watayna hub iyo gaadiid oo isu soo dhiibay ciidamada XDS

Maleeshiyaad ka tirsanaa argaggixisada Al-Shabaab oo wata gaari nooca Cabdibilaha loo yaqaano ah ayaa maanta isku soo dhiibay ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa K/Galbeed ee ku sugan Degmada Diinsoor ee Gobolka Bay, kuwaasi oo ka soo cararay howlagallada ay wadaan Ciidamada Xoogga Dalka sida uu SONNA u sheegay Guddoomiyaha Degmada Diinsoor Maxmed Nuur Shikshigow “Waxaa is […]

author: 
Mowliid Sabriye