Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

Dowladda F. S. oo deeq Dawo ah ka guddoontay Sucuudiga+Sawirro

Diyaarad sidday deeq dawo ah oo dowladda Sucuudigu ay ugu deeqday Soomaaliya ayaa soo gaartay magaalada Muqdisho, taasi oo dowladda Soomaaliya lagu wareejiyay si loogu adeego bulshada. Waxaa sidoo kale diyaaraddaasi saarna qaar ka mid ah dad Soomaaliyeed oo dhaawacyo qabay kuwaasi oo muddo 6 bilood ah lagu daweynayay dalka Sucuudiga kadib markii ay ku […]

author: 
Mowliid Sabriye