Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

Guduudo Carwo oo ku geeriyootay Hargeysa

Shamis Abokar oo caan ku ahayd Guduudo Carwo ayaa ahayd gabadhii ugu horeysay ee masrax ka heesta xilli dumarka aysan ku dhiiran karin.