Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

Wasiir Amniga oo shirka Booliska Adduunka uga qeybgalay Doha+Sawirro

Wasiirka Wasaarada Amniga Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa kasoo qayb galay Shirka Shanaad ee Booliska Adduunka (INTERPOL ) oo looga hadlayey la dagaalanka ka ganacsiga Dadka iyo Tahriibka. Shirka ayaa ayaa ka Qabsoomay oo magaalada Doxa ee Caasimada dalka Qatar 6-dii iyo 7-dii Bisha December, Waxaana Kasoo qayb galay Wufuud ka socotay dhamaan […]

author: 
Mowliid Sabriye