Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

'Dagaalamayaasha Daacish ee u dhashay Britain naguma soo noqon karaan'

Ma jiro muwaaddin Britain u dhashay oo u soo dagaallamay kooxda isku magacawday Dowladda Islaamiga ah oo loo oggolaanayo inuu dalka ku soo laabto, sidaa waxaa yiri xoghayaha difaaca.