Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

Guddoomiyaha golaha Shacabka oo kulan la qaatay Wakiilka QM ee Soomaaliya “Sawirro”

 guddoomiyaha golaha shacabka Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, ayaa xarunta guddoonka iyo guddiyada ee Villa Hargeysa kulan kula qaatay wakiilka Ergayga gaarka ee QM u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Micheal Keating iyo Madax ka socotay Barnaamijka Horumarinta Qaramada  Midoobay ee UNDP qeybta taageerta Baarlamaanka Soomaaliya. kulanka ayaa waxaa looga hadlay arrimo ay ka […]

author: 
Radio Muqdisho