Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

Shirka Golaha Wasiiradda oo lagu ansixiyey istiraatejiyada aminga gudaha iyo arrimo kale

Shirkii caadiga ahaa ee Golaha Wasiirada Xukuumadda Dawladda Federaalka  yeesheen maanta oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa looga hadlay arrimaha amniga, Shirweynaha Culumada, ansixinta Istraatejiyada Amniga iyo arrimo kale. Ugu horreyn, Wasiiru Dawlaha Amniga Mudane Xasan Macalin ayaa ka warbixiyey xaaladda amniga dalka, isagoo sheegay in howlgallada xasilinta ay si […]

author: 
Radio Muqdisho