Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ka tacsiyeeyay geerida Fannaanada Guduudo Carwo

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray ehelkii, asxaabtii iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Fannaanaddii weynayd ee Shamis Abokar Ismaaciil (Guduudo Carwo) oo maanta ku geeriyootay magaalada Hargaisa. “Innaa Lillaahi Wa inaa Ilayhu Raajicuun, geeridu waa xaq, waxaan tacsi u dirayaa […]

author: 
Radio Muqdisho