Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

Madaxwaynaha Turkiga oo madaxda Islmaamka Baaq adag ujeediyay

Madaxweyne Erdogan oo shir deg deg ah isugu yeeray Hogaamiyeyaasha Dunida Muslimka Si looga arinsado Go’aanka Trump uu Yahuudda ugu aqoonsaday Qudus Caasimadda Israel.

Hogaamiyaha Muslimiinta oo Isagoo careysan ka hadlay go’aanka Trump ayaa sheegay in Cawaaqib xun ay ka dhalan doonto go’aanka trump waxaana dunida muslimka iyo hogaamiyeyaasha Islaamka Isugu yeeray shir deg deg ah oo go’aan culus laga soo saari doono.

Erdogan Waxaa uu kicinaya dareenka Dunida Islaamka ah si ay isaga dhiciyaan yahuudda iyo gaalada usoo dhigatay muqadasaadka islaamka.

Qudus waa magaalada Seddexaad ee adduunka ugu barakada badan waxaana loo dheelmiyay Nabigeena suuban NNKH habeenkii salaadda loo so waajib yeelaayay.

Allow Islaamka Mideey Allow hogaamiyaha Ruuxiga ah ee muslimiinta Erdogan cimrigiisa noo raaji

author: 
admin