Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

Madaxweyne Farmaajo oo Boosaaso kula kulmaya qeybaha bulshada

Madaxweynaha Soomaaliya oo xalay ku hoyday magaalada Boosaaso,ayaa inta uu joogo waxaa lafilayaa in kulamo kaladuwan uu la yeesho bulshada,waxgaradka iyo mas’uuliyiinta,wuxuuna sidoo kale booqan doono goobo kale. Mudane Maxmed C/llaahi Farmaajo ayaa la kulmaya ardayda Jaamacadaha,waxgaradka iyo guud ahaan shacabka Boosaaso ku dhaqan,isagoo ka dhageysandoona warbixino ku aadan dareenka ay ka qabaan hana qaadka […]

author: 
Baashi Ali Haashi