Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

Dhageyso: Golaha abwaanada oo ka Tacsiyeey geerida ku timid Abwaan Cali Diiriye Cali Gaab

Guddoomiye ku xigeenka Golaha Abwaanada qaranka Soomaaliyeed Abawaan Xirsi dhuux Maxmed Weheliye oo la hadlay Radio Muqdisho Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa tacsi u diray dhamaan bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan Golaha abwaanada Soomaaliya oo ka baxay Abwaan Cali Diiriye Cali Gaab. Abwaan Xirsi dhuux Maxamed Weheliye oo hadalkiisa siiwata  ayaa ka sheekeeyay Taariikhda uu ka yaqaano abwaan […]

author: 
Baashi Ali Haashi