Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

Lamaane Facebook iska helay oo lix maalood ka dibna is guursay

Nin ayaa ka sheekeeyay sidii uu xayaysiin guur oo uu ku qoray Facebook ugu horseeday in uu lix maalmood ka dib guursado.