Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

Dhageyso: Maxkamadda Ciidamada qalabka sida oo Xafiis ka furanaysa Gaalkacyo

Wafdi uu hugaaminayo taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed  oo ay wehliyeen, xildhibaanada labada  aqal ee laga soo doortay deeganadaasi, Saraakiil ka tirsan Wasaaradda gaashaandhigga iyo masuuliyiinta Maxkamadd Ciidamada Qalabka Sida  ee Soomaaliyeed  ayaa u joogo  Magaalada Gaalkacyo  dhameystirka dadaalka nabadeed ee dowladda dhexe ee Soomaaliya ka waddo magaaladaasi. Ciidama ka tirsan xoogga dalka Soomaaliyeed oo […]

author: 
Baashi Ali Haashi