Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

Horjooge ka tirsanaa Al-Shabaab oo Ciidanka Xoogga isku soo dhiibay

Ciidammada Xoogga dalka Soomaaliyeed ee ku sugan degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay, ayaa soo bandhigay Horjooge sare oo ka tirsanaa Kooxda Nabad diidka Al-Shabaab, kaasi oo isku soo dhiibay Maamulka Taliska Ciidanka Difaaca ee Degmadaasi ka howlgala. Horjoogahan oo lagu magacaabo Ibraahim Xasan Cali, ayaa Nabad diidka Al-Shabaab wuxuu kamid ahaa muddo dheer, isagoo sheegay […]

author: 
Mohamed M Hassan