Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

Soomaaliya iyo Turkiga oo heshiisyo ganacsi kala saxiixday

Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga ayaa magaalada Ankara ku kala saxiixday heshiis wax is dhaafsi oo dhinacyo badan leh, markii uu halkaasi ka furmay shirka is kaashiga Ganacsiga ee labada Dal. Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guleed (Khadar)  iyo xubno kale oo ka tirsan Golaha Wasiirada ayaa dowladda […]

author: 
Mohamed M Hassan