Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

Wafuud hore dhac u ah Wafdiga Madaxweynaha oo gaaray Gaalkacyo

Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf  ayaa maanta  gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug, halkaasi oo si diiran loogu soo dhaweeyey. Waxaa ka mid ah Wafdiga uu hogaaminayo  Madaxweynaha Galmudug xubno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo Qaar ka mid ah Golaha Wasiirada ee Galmudug. Dhanka kale waxaa isla […]

author: 
Mohamed M Hassan