Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

Safaaradda Soomaaliya ee Koonfur Afrika oo ka hadashay dilalka lagu hayo Soomaalida

Safiirka Dowlada Soomaaliya u fadhiya dalka Koofun Afrika, Jamaal Maxamed Barroow oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta Safaarada Soomaaliya ee dalka Koonfur Afrika ayaa ka hadlay dhibaatooyinka Soomaalida loo geysto, gaar ahaan dilalkii ugu dambeeyay ee laga beegsanayay ganacsatada Soomaaliyeed. Safiirka ayaa ugu horeyn waxaa uu xusay weeraradii sanadkii tagay lagu dilay Soomaalida ku nool […]

author: 
Mohamed M Hassan