Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

Madaxda Tuuniisiya oo sheegeen inay caawin doonaan qoysaska saboolka ah

Hoggaamiyeyaasha waddanka Tuunisiya ayaa sheegay inay caawin doonaan qoysaska saboolka ah si ay uga kabsadaan sare kaca qiimaha nolosha kaddib dhowr maalmood oo dalkaasi ay ka dhacayeen dibadbaxyo ka dhan ah barnaamijka gunt-giiska dhaqaale.