Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

Toronto:Gabadh 11 jir ah oo la isku dayay in Xijaabka Maqas looga jaro

Booliiska dalka Canada aya waxay sheegeen in weerarka la sheegay in nin uu u gaystay gabar 11 jir ah oo uu isku dayay in uu xijaabka ka jaro uu ahaa dambi nacayb ku salaysan.