Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

Haweenka Sacuudiga oo markii ugu horreysay daawaday ciyaar ka dhacday Jeddah

Dalka Sacuudi Carbiya ayaa markii ugu horreysay waxa haweenka loo ogolaaday in ay goob jog ka ahaadaan oo ay daawadaan ciyaaraha kubadda cag ee ka dhacaya garoomada dalkaasi.