Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

Midowga Afrika oo Bayaan ka soo saaray hadal ka soo yeeray Donald Trump   

 Wadamada Midowga Afrika ayaa ugu baaqay Madaxweynaha Wadanka Mareykanka Donald Trump inuu ka laabto hadal gaf ahaa oo la sheegay inuu u adeegsaday wadammada dhaca Qaaradda  Afrika,islamarkaana uu raaligelin hadalkaasi ka bixiyo,kadibmarkii caro xoogan ay hadalkiis aka muujiyeen bulshooyinka Afrika kunool. Midowga Afrika ayaa soo saaray Bayaan adag oo ay ku dhaleeceynayaan hadalka gafka ah […]

author: 
naciimo shiino