Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

Natiijo ka soo baxday baaritaan caafimaad oo lagu sameeyay Trump

Dhakhtarka gaarka ah ee aqalka cad ee looga arrimayo dalkaasi mareykanka ayaa sheegay in madaxwayne Donald Trump uu caafimaadkiisu yahay mid wanaagsan.