Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

Qorshe lagu sii Daynayo Guddomiyaha Guddiga Doorashooyinka oo Dhuusamareeb Ka socota.

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Madaxa-banaan ee qaranka Soomaaliya Xaliimo Ismaaciil “Xaliimo yarey” ayaa wali ku xeran  magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Gobalka Galgaduud ee Soomaaliya.

Xaliimo yarey oo lahadashay  Qaar Ka mid ah Warbaahinta ayaa sheegtay in wali ay xerantahay oo xabsi guri ay ku jirto, ayada iyo xubno lasocday, waxaana hada socda waan waan lagu doonaya in lagu soo daayo Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Madaxa-banaan ee qaranka Soomaaliya Xaliimo Ismaaciil “Xaliimo yarey”.

Siyaasiinta iyo Dhaqanka Dhuusamareeb ayaa Wada Qorshe lagu sii deenayo Xaliima Yaray.

Maxamed daacad Muqdisho.

Mxuseen973@gmail.com

author: 
admin