Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

Madaxweyne Farmaajo oo Ku Wajahan Gaalkacayo.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi  Farmaajo ayaa Maanta Booqanaya Magaalada Galkacayo ee Gobalka Mudug.

Safarka Madaxweynaha ayaa Yimid xili Socdaal Todobaad Qaatay uu Ku kala Bixiyay Deegaanada Maamulka Puntland.

Shacabka Gaalkacayo oo Kaa shanaya Madaxda Dowlad Gobaleedka Galmudug ayaa u diyar Garoobay Soo dhweynta Madaxweyne Farmaajo.

la soco Faah faahinta.

author: 
admin