Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

Qalab lagu liso caanaha naaska hooyada

Laba shirkadood ayaa soo saaray qalab lisaya hooyooyinka ilmaha nuujiya, si ayagoo socda ay caano u lisi karaan. Shirkadaha Willow iyo Freemie ayaa qalabka ay soo saareen wuxuu yahay mid aan muuqan oo ku dhex jira naasagashiga gudihiisa.