Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

Dowladda Suuriya oo la sheegayo inay gaas sun ah adeegsatay

Wararka horu dhaca ah ee halkaasi ka imaanaya ayaa sheegaya in deegaanka uu weerrarka ka dhacay laga dareemay urta gaaska.