Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

Mareykanka oo ka walaacsan dibadbaxayda ka billowday Itoobiya

Dad dawladda ka soo horjeeda ayaa saddex maalmood oo mudaharaado ah ka wada gobolka ugu wayn Ethiopia ee Oromiya, kuwaas oo dalbanaya in la sii daayo dhamaan siyaasiyiinta iyo warfidiyeenkii la xidhay intii ay socdeen rabshado dalkaa ka dhacay laba sano ka hor