Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

Xukuumadda Soomaaliya oo furtay wejiga koowaad ee tirakoobka Shaqaalaha Rayidka ee Hey’adaha Dawladda+Sawirro

Munaasabadan Aqoon isweydaarsiga ayaa waxaa shalay daah furay Wasiirka wasaaradda shaqada iyo Arrimaha  Bulshada Xildhibaan Saalax Axmed Jaamac, waxaana ka soo qeyb-galay Wasiiro, xildhibaano, agaasimayaal katirsan wasaaradaha, mas’uuliyiin ka socotay Guddiga Shaqaalaha Rayidka, Hanti dhowrka Guud ee Qaranka, Xafiiska RW iyo madaxtooyada, in ka badan 150 shaqaalle oo laga soo diray hey’adaha Dawladda iyo masuuliyiin […]

author: 
Radio Mogadishu