Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

Wasiirka Maaliyadda XFS oo daah furay mashruuc shaqo loogu abuurayo Dhalinyarada

Mudane C/raxmaan Ducaale Beyle Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku daah furay mashruuc ku saabsan shaqo abuur loo sameynayo dhalinyarada Soomaaliyeed. Dahfurka mashruucan oo ah mid looga tala galaay habka shaqo Abuurka looga sameyn karo dhalinyaradda Soomaaliyeed iyo kaalinta horumarinta Dalka islamrkaana laga qeyb qaato sidii Dalka looga fulin lahaa mashaariic […]

author: 
Radio Mogadishu