Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

Wasiirka Wasaaradda Dastuurka Soomaaliya oo la kulmay Golaha Wasiiradda Dowlad Goboleedka Puntland

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo ay kamid yihiin xubno katirsan Gudigga La-socodka Dib-U-Eegista Dastuurka ee labada Aqal iyo Gudigga Madaxabanaan ee Dib-U-Eegista iyo Hirgelinta Dastuurka, ayaa waxay kulan la qaateen Golaha Wasiirada Dowlad Goboleedka Puntland. Madaxweyne Ku-Xigeenka ahna Ku-simaha Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane […]

author: 
Radio Muqdisho