Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

Dhageyso: Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha XFS oo baaq u dirtay Haay’addaha samafalka

Wasiirka Tamarta iyo Biyaha xukumadda Soomaaliya Mudane Saalim Caliyow Ibroow oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa baaq u diray Haay’addaha ka shaqeeya arrimaha samafalka in ay gacan ka geystaan dhibaatooyinka ka dhashay Biyo la,aanta ee ka jira Dalka. Mudane Saalim Caliyow Ibroow Wasiirka Tamarta iyo Biyaha xukumadda Soomaaliya ayaa hadalkiisa intaasi ku daray in deegaano ka […]

author: 
Baashi Ali Haashi