Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

Dhageyso: Ururka 49 ee Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo faah faahin ka bixiyay Howgalo ay ka sameyeen Gobolka Gedo

Taliyaha Ururka 49 ee Ciidamaad Xoogga Dalka Soomaaliyeed C.fitaax Maxamed Turbac oo la hadlay Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa faah faahin dheeriya ka bixiyay howlgalo ka dhan ah maleeshiyaadka nabad iyo nolal diidka ah ee Al shabaab oo ay Ciidamada ka sameeyeen Degaano ka tirsan Gobolka Gedo. Taliye C.fitaax Maxamed Turbac ayaa tilmaamay in […]

author: 
Baashi Ali Haashi